Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Madaxweynihii hore ee Suudaan

Danjire Axmed Ciise Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Marxuumka uu qiimo weyn ugu fadhiyay Suudaan, Ummadaha Carbeed iyo Islaam marka loo eego tilmaamaha la mahdliyo iyo aragtiyada sugan ee howlaha uu u qabtay Suudaan iyo dunida Muslimka.

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa tagay Xarunta Safaaradda Suudaan ee Muqdisho, wuxuuna magaca Madaxweynaha Soomaaliya ugu tacsiyadeeyay Dowladda iyo Shacabka Suudaan geerida ku timid Abdurrahman Suwar al-Dahab Madaxweynihii hore ee Suudaan.

Danjire Axmed Ciise Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Marxuumka uu qiimo weyn ugu fadhiyay Suudaan, Ummadaha Carbeed iyo Islaam marka loo eego tilmaamaha la mahdliyo iyo aragtiyada sugan ee howlaha uu u qabtay Suudaan iyo dunida Muslimka.

Siihayaha Safaaradda Suudaan ee Soomaaliya Lataliye Abdirahim Tajuddin Alzain ayaa Safaaradda ku soo dhoweeyay madaxdii tacsida ugu tagtay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.