Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawrirro:- Taliyaha Booliska gaarka Turkiga ayaa la kulmay madaxda ammaanka Soomaaliya.

Muqdisho waxaa soo gaaray Wafdi ka socda dalka Turkiga oo hogaaminayay  Selami Türker Taliyaha Ciidanka Booliska gaarka ah ee Dalka Turkiga,  Wuxuuna kulan la qaatay  , Maxamed Abuukar Islow Ducaale wasiirka Amniga soomaaliya  iyo madaxda Booliska dalka.

Taliyaha ciidanka Booliska Turkiga Selami Türker safarkiisan uu ku yimid Muqdisho ma aheyn mid horey loo sii shaaciyay

Masuuliyiinta uu la kulmay Taliyaha Ciidanka Booliska Turkiga ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii loo dar-dar gelin lahaa tababarada la siiyo ciidanka Soomaaliya.

Leave A Reply

Your email address will not be published.