Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Daawo:- Madaxweynaha Galmudug oo wacad ku maray in ammaanka Xamar aanu sii waari doonin

Xaaf ayaa yiri “Waxaan u sheegayaa dowladda federaalka haddii Galmuudg gubato xamar nabad ma ahaan meyso”.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug oo khudbad ka jeediyay shirkii Golaha Iskaashiga Garowe uga furmay ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taaga mamaulkiisa.

Wuxuu xusay in aysan jirin Galmudug kala qeybsan balse dowladda Soomaaliya ay culeys siyaasadeed ku heyso.

Xaaf ayaa yiri “Waxaan u sheegayaa dowladda federaalka haddii Galmuudg gubato xamar nabad ma ahaan meyso”.

Maamulka Galmudug ayaa hadda u qeybsan labo garab oo mid walba uu leeyahay Madaxweyne iyo gudoomiye Baarlaman iyo laba caasimadood.

Leave A Reply

Your email address will not be published.