Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Mareykanka wali waxaa kusii qulqulaya Kumanaan Muhaajiriin ah

Xukuumada Mexico ayaa isku dayday dadkaas in ay ku joojisay Buundo ku taala xadka Mexico iyo Guatemala, balse waa ay ku guul dareysatay Mexico ineey ka hor tagto arrinkaa.

Tahriibayaal badan iyo dad magan galyo doon ah oo ka yimid wadamo ku yaala Bartamaha America ayaa isku dayaya in ay galaan gudaha Mareeykanka, waxayna dib u bilaabeen Safarkoodii ku wajahnaa Xuduudda Mareykanku uu la leeyahay Mexico sidii ay uga talaabi lahaayeen.

Galinkii hore ee Axadda dadkii ugu badnaa ee Muhaajiriinta ayaa bilaabay socdaalkooda Magaaladda Hidalgo, ee Mexico ay dhinaca Woqooyi kaga gudbayaan.

Xukuumada Mexico ayaa isku dayday dadkaas in ay ku joojisay Buundo ku taala xadka Mexico iyo Guatemala, balse waa ay ku guul dareysatay Mexico ineey ka hor tagto arrinkaa.

Muhaajiriinta waxaa u suura gashay in ay si sharci darro uga talaabaan xuduudda intooda badan waxey kasoo tageen Hundaras oo ay uga soo carareen Rabshado ka jira.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.