Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhaxal sugaha Sucuudiga oo la kulmay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka

Baarayaasha Turkiga ee ku mashquulsan dilka wariye Jamaal oo labadii Otober lagu dilay Qunsuliyadda sucuudiga ee Istanbuul ayaa la filayaa ineey soo badhigaan macluumaad dheeraad ah oo arrinka dilka la xiriira.

Xubin sare oo ka socda Mareeykanka ayaa wadahadal layeeshay Dhaxal sugaha Boqortooyadda Sucuudiga iyada oo ay jirto caro sii kordheeysa oo ka dhalatay Jamal Khashoggi Suxufigii la dilay.

Steven Mnuchin xoghayaha maaliyadda Mareeykanka ayaa la kulmay Maxamed Bin salmaan dhaxal sugaha boqortooyada Sucuudiga.

Baarayaasha Turkiga ee ku mashquulsan dilka wariye Jamaal oo labadii Otober lagu dilay Qunsuliyadda sucuudiga ee Istanbuul ayaa la filayaa ineey soo badhigaan macluumaad dheeraad ah oo arrinka dilka la xiriira.

recep tayyip erdogan Madaxweeynaha Turkiga ayaa sheegay in shaaca laga qaadi doono runta qaawan oo uu baarlamaanka u sharixi doono arrinta dilka Jamal.

Warar ka soo baxay xukuumadda Riyaad ayaa geerida Wariyaha ka sheegtay Warar isdiidan inkastoo ay xaqiijisay dhimashada Wariyaha.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.