Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Guddi Wasiirro ah oo qeyb ka noqda xalka Dowladda iyo Maamul gobolleeyda ayaa la magacaabay

Guddigan Magacaabistiisa ayaa imaneysa iyadoo maanta ay ku egtahay muddadii Golaha Aqalka sare u qabtay madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha in ay kaga jawaabaan khilaafka taagan iyo sidii loo xalin lahaa.

Guddiga oo ka kooban Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa kala shaqeyn doona Golaha Aqalka sare xalinta khilaafka u dhexeeya dowladda iyo dowlad gobolleedyada waxaana magacaabay Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.

Guddigan Magacaabistiisa ayaa imaneysa iyadoo maanta ay ku egtahay muddadii Golaha Aqalka sare u qabtay madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha in ay kaga jawaabaan khilaafka taagan iyo sidii loo xalin lahaa.

Halkaan ka akhriso

Leave A Reply

Your email address will not be published.