Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Maxaa ka soo kordhay xaaladda Colaadeed ee Koofurta Gobolka sool?

Dhinaca kale intii uu dagaalka socday khasaaruha ka dhashay ayaa la sheegayaa in uu gaarsiisan yahay ku dhawaad 40 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac ka badan 50 qof kuwaas oo la geeyay xarumaha caafimaad.

Wararka aan ka heleyno degaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaalada ay dagan tahay waloow ay wali is horfadhiyaan malleeshiyo beeleedyadii halkaasi ku dagaalamay.

Rabshada ayaa iskeed u istaagtay, Halka dadka deegaanka ay muujinayaan cabsi xoogan maadaama goor walba la filan karo isku dhac mar kale dhex mara maleeshiyaadka is hor fadhiya.

Dhinaca kale intii uu dagaalka socday khasaaruha ka dhashay ayaa la sheegayaa in uu gaarsiisan yahay ku dhawaad 40 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac ka badan 50 qof kuwaas oo la geeyay xarumaha caafimaad.

Dhaqanka gobolka Sool ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dagaalka ka soo cusboonaaday degaanka Dhumay ee Sool, Waxaana jiro baaqyo nabadeed oo loo jeedinayo dhinacyada is haya.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.