Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Safiirka Soomaaliya ee Suudaan ayaa Aqoonsigiisa hor dhigay Madaxweynaha Dalkaasi

Danjire Cabdirisaaq ayaa ugu horeyn Madaxweynaha Suudaan u gudbiyay Salaan uu kaga waday Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Soomaaliya.

Cumar Xasan Al-bashiir Madaxweynaha Suudaan ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Cabdi Risaaq Axmed Shoole Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Suudaan.

Danjire Cabdirisaaq ayaa ugu horeyn Madaxweynaha Suudaan u gudbiyay Salaan uu kaga waday Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Soomaaliya.

Al-Bashiir ayaa makii uu Danjire shoole ka gaddoomay warqadahiisa aqoonsiga kadib Alle ugu baryay inuu xilka u fudeydiyo sidoo kalena balanqaaday in Dowladiisa ay safiirka ka gacan siineyso sidii uu u gudan lahaa waajibka loo soo wakiishay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.