Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso:- Dowladda oo gacanta ku dhigay Xubin muhiim u ah Al shabaab

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay Dadaalada lagu sugayo amniga.

 

Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegeyn in ay  gacanta kusoo dhigeen  xubin ka tirsan Alshabaab, kadib howlgal ciidan oo ay ka sameeyeen ex-Koontorool.

War kooban oo kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay Dadaalada lagu sugayo amniga.

Leave A Reply

Your email address will not be published.