Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Inka badan 35 Ruux ayaa wax yeello ka soo gaartay qarax ka dhacay Ciraaq

General Najim al-Jabouri oo ka tirsan Saraakiisha ugu sar sarreeysa Boliiska Mawasil ayaa ku eedeeyay falkan inay ka dambeysay Daacish, balse ma jirto wali cid si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda.

Waxaa la xaqiijiyay in lix ruux ay dhinteen 30 kalena dhaawac uu kasoo gaadhay qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Mawasil ee wadanka Ciraaq.

Lama xaqiijin gaariga qarax geystay noociisa waxaase la dhigay agagaarka Maqaaxi iyo goob Suuq ah oo ku yaalla Degmada Qayyara ee Waqooyiga Mawasil, sida ay sheegeen Saraakiisha Boliiska oo Al-Jasiira ay soo xigatay.

General Najim al-Jabouri oo ka tirsan Saraakiisha ugu sar sarreeysa Boliiska Mawasil ayaa ku eedeeyay falkan inay ka dambeysay Daacish, balse ma jirto wali cid si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda.

Leave A Reply

Your email address will not be published.