Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Hogaanka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada oo Isbadal lagu sameeyay

Sidoo kale GolahaIskaashiga ayaa waxaa ay sameysteen Xisbi Cusub oo ay ku mideysan yihiin Afarta Maamul gobaleed ee kala ah Puntland, Koofur galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.

Madaxda Maamul gobaleedyada ayaa shaaciyay in Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed loo doortay Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyadda, iyadoona Gudoomiye  ku xigeen loo doortay Madaxweynaha Maamulka GalmudugAxmed Ducaalle Geelle Xaaf .

Sidoo kale GolahaIskaashiga ayaa waxaa ay sameysteen Xisbi Cusub oo ay ku mideysan yihiin Afarta Maamul gobaleed ee kala ah Puntland, Koofur galbeed, Jubbaland iyo Galmudug.

Horey ayaa waxaa hogaanka Gudoomiye u ahaa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas.

Leave A Reply

Your email address will not be published.