Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:-Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay arrimo iskaashiga la xiriira

Danjire Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Soomaaliya  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim Safiirka Dowladda Qatar.

Kulankaasi ayaa la sheegay in looga hadlay sidii sal adag loogu yeeli lahaa xiriirka u dhexeeya labada dal.

Faah faahin intaasi ka badan lagamabixin kulankan Muqdisho ku dhex maray labada ma’uul,

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.