Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhageyso: Axmed Madoobe iyo dhismaha Ciidanka maamul Goboleedyada

Ciidamo isugu jira daraawiish iyo Sirdoon oo tiro ahaan gaaraya afar kun oo askari ayay dhisan doonaan Maamul Goboleedyada kala ah; Puntland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Jubaland.

Axmed Maxamed Islaamka Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay ciidamada ay ku dhawaaqeen madaxda maamul goboleedyadda in ay dhisanayaan.

Maadaama inta badan degaanada maamulka Jubbaland ay ku sugan yihiin Ururka Al-Shabaab ayuu Axmed Madoobe xusayin Fursadda ugu wanaagsan Jubbaland ay ka heli doonto ciidankaasi.

Ciidamo isugu jira daraawiish iyo Sirdoon oo tiro ahaan gaaraya afar kun oo askari ayay dhisan doonaan Maamul Goboleedyada kala ah; Puntland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Jubaland.

HALKAAN KA DHAGEYSO 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.