Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sawirro:- Kheyre oo furay Shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Sudan,  Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda dowladda Qatar, Sultan bin Saad Al Muraikhi Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait iyo Mas’uuliyiin ka kala socota Azerbaijan iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay Shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka.

Shirkan ayaa diirradda lagu saarayaa sidii loo xoojin lahaa xasilloonida Soomaaliya oo ka soo kabanayso xaaladihii soo maray sanado ka hor.

Madasha uu ka socdo shirka waxaa ku sugan madax kala duwan oo Muqdisho u yimid ka qeyb galka shiraan.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Sudan,  Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda dowladda Qatar, Sultan bin Saad Al Muraikhi Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait iyo Mas’uuliyiin ka kala socota Azerbaijan iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.