Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Muqdisho ka furmaya + Sawirro

Waa  markii ugu horreysay tan iyo xilligii la asaasay Ururkan 1972-kii in ay Soomaaliya marti geliso shirkaan, Wuxuuna ka dhacayaa xerada Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee ajaanibta joogta Soomaaliya.

Si rasmi ah ayaa la qorsheynayaa in Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka uu uga furmo Magaalada Muqdisho saacadaha soo socda, waxaana ka qeyb galaya 15 wadan oo ka socda dalalka ku mideysan ururkaasi.

Wadamada ka qeyb galaya ee kooxda xiriirka Soomaaliya u qaabilsan ururka Iskaashiga Islaamka waxaa ka mid ah:Azerbaijan,Brunei,Djibouti, Masar,Gabon, Iran, Malaysia,Pakistan,Qatar,Saudi Arabia,Sudan,Turkey,Imaaraadka,Yemen. Iyo Kuwait.

Waa  markii ugu horreysay tan iyo xilligii la asaasay Ururkan 1972-kii in ay Soomaaliya marti geliso shirkaan, Wuxuuna ka dhacayaa xerada Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee ajaanibta joogta Soomaaliya.

Inta uu socda shirkaan waxaa looga hadli doonaa sidii loo sii adkeyn lahaa xasilloonida Soomaaliya iyo qodobo kale.

Leave A Reply

Your email address will not be published.