Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sirdoonka oo xaqiijiyay dilka sarkaalkii maaliyada u qaabilsanaa Al-shabaab

NISA ma aysan baahin magaca ninka a dilay iyo macluumaad dheeraad ah, Balse waxay xaqiijisay in lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ay ka gacan siiyeen wadamo shisheeye.

Barta Twitter-ka ay  ku leedahay Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu daabacay in degaanka Kuunyo Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay xubin Sare oo ka tirsan Shabaab una qaabilsanaa dhinaca maaliyadda.

NISA ma aysan baahin magaca ninka a dilay iyo macluumaad dheeraad ah, Balse waxay xaqiijisay in lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ay ka gacan siiyeen wadamo shisheeye.

Taliska Mareykanka ee AFRICOM war horey ay u baahiyeen ayaa lagu sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen agagaarka degaanka Kuunyo Barow lagu dilay labo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, laguna burburiyay gaari ay saarnaayeen.

Leave A Reply

Your email address will not be published.