Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Ciidamada ammaanka ayaa xabsiga dhigay xildhibaan ka tarsal Baarlamaanka

Maamul cusub ee Dowlad Deegaanka iyo laamaha amaanka midkoodna wali kama aysan hadlin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga Xildhibaan Nasra.

Xildhibaan  ka tirsan Baarlamaanka dowlad Deegaanka soomaalida ayaa lagu xiray magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka, Xildhibaan Nasra Xasan ayay Ciidamada amaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ka soo qabteen hoygeeda  oo ku yaalla Magaalada Jigjiga.

Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in hada ay wadaan dadaalo lagu sii deynayo xildhibaanka ay xireen ciidamada amaanka.

Maamul cusub ee Dowlad Deegaanka iyo laamaha amaanka midkoodna wali kama aysan hadlin sababta rasmiga ah ee ka dambeysa xariga Xildhibaan Nasra.

Leave A Reply

Your email address will not be published.