Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Madaxweynaha Puntland ayaa shaqada ka eryay Saraakiil Ciidan

Saraakiisha Shaqada laga eryay ayaa la sheegay in ay ka soo horjeesteen shirkii dhawaaan lagu qabtay Magaalada Garoowe, kaasi oo u dhexeeyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland warqdad uu soo saaray ayuu shaqada uga eryay Saraakiil ka tirsan ciidanka Daraawiishta Maamulkiisa.

Saraakiisha Shaqada laga eryay ayaa la sheegay in ay ka soo horjeesteen shirkii dhawaaan lagu qabtay Magaalada Garoowe, kaasi oo u dhexeeyay Madaxda Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Akhriso Magacyada Saraakiisha shaqada laga eryay.

  1. G/Sare Jaamac Axmed Maxamer (Luujito)
  2. G/Sare Maxmed Cali Qase
  3. G/Sare Maxamed Ducaale Maxamuud (Ayax)
  4. G/Sare Cabdirsaaq Aadan Cali (Dhancad)
  5. G/Dhexe Cabduqaadir Jaamac Cabdi (Dhalo muro)
  6. G/Le Maxamuud Cali Xirsi ( Afgaab)
  7. Dhame Cumar Aadan Cabdi (Boolo Boolo).

Sidoo kale Saraakiisha la ruqsiiyay ayaa la sheegay in ay ka horyimaadeen, go’aanka ka soo baxay madaxweynaha Puntland ee hada uu ka sii dhamaanaya waqtigii looga tala galay in uu xafiiska sii joogo.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.