Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Axmed Madoobe iyo Qaramada Midoobe oo kulan ku leh Kismaayo

Maamul goboleedyadda dowladda khilaafka u dhaxeeya ayaa u muuqda mid cirka isku sii shareeraya, Rasmi ahaanna ma cadda waxa uu salka ku haayo.

Nicholas Haysom Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya ayaa gaaray magaalada Kismaayo.

Haysom ayaa kulan la leh Axmed Maxamed Islaam Madoobey Madaxweynaha Jubbaland, Waxaana kulankaa looga hadlaayo khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda dalka.

Khilaafka dhexe iyo

Maamul goboleedyadda dowladda khilaafka u dhaxeeya ayaa u muuqda mid cirka isku sii shareeraya, Rasmi ahaanna ma cadda waxa uu salka ku haayo.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.