Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Qarax ayaa lala eegtay Shaqaalaha Xabsiga dowlada ee caasimadda ku yaalla

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayey weeraro badan ka dhaceen dalkaasi Afghanistan, Maalmo kadib markii weerar noocaan ah oo ismiidaamin ah lagu qaaday xarunta Guddiga Doorashada ee dalkaasi.

Dalka Afghanistan wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah lagu qaaday qaar ka mid ah shaqaalaha xabsiga ku yaal magaalada Kabul caasimadda dalkaasi.

Waxaa la xaqiijiyay in ugu yaraan 7 qof ku dhinteen qaraxa lala eegtay gaari bas ah oo siday shaqaalaha ka shaqeeya xabsiga ugu weyn ee dowlada kaasi oo lagu magacaabo Pul-e-Charki oo ku yaal duleedka caasimada dalkaasi.

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayey weeraro badan ka dhaceen dalkaasi Afghanistan, Maalmo kadib markii weerar noocaan ah oo ismiidaamin ah lagu qaaday xarunta Guddiga Doorashada ee dalkaasi.

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.