Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo ayaa u safray Koofurta Suudaanta

Midowga Afrika,Urur Goboleedka IGAD, ayaa la qorsheynayaa in ay ka qeyb galaan munaasabaddaasi kuwaasi oo si dhow ula socday xaaladaha murugeysan ee ka dalkaasi Koonfurta Suudaan.

Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya iyo  wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,iyagoo ku sii jeeda wadanka Koofurta Suudaanta.

Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ku tagayo magaalada Juubbaa ee xarunta Koonfurta Suudaan ayaa la xiriirta ka qeyb galka munasabad loogu dabaal-dagayo dhameystirka heshiiska dhinacyada isku hayay siyaasadda dalkaasi.

Midowga Afrika,Urur Goboleedka IGAD, ayaa la qorsheynayaa in ay ka qeyb galaan munaasabaddaasi kuwaasi oo si dhow ula socday xaaladaha murugeysan ee ka dalkaasi Koonfurta Suudaan.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.