Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Dhageyso: Farmaajo oo fashiliyay ujeedka Maamul Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Jubba Caasimadda Suudaanta Koonfureed ayaa si kulul waxaa uu u  eedeyay Madaxda dowlad goboleedyadda dalka ka jira iyo ujeedkooda.

Wuxuu xusay in madaxda maamul gobaleedyada ay ku mashquulsan yihiin Siyaasadda Arrimaha dibadda oo waxba aysan ka khuseyn.

Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ah oo uu xusay in ay ku gabanayaan qabiil iyo diin taasina ay tahay mid aan wanaagsaneyn.

Dhageyso

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.