Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso: Mar kale ayaa dib loo dhigay Doorashada Koofur Galbeed

Hore ayaa sddex jeer dib loo soo dhigay waxayna markaan ay noqoneysaa markii 4aad oo dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa soo sheegaya in mar kale dib ay u dhacday doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo la filayey iney qabsoonto sidii ay hore u shaaciyeen Gudiga doorashada 5ta bishaan oo ku began afar maalin kadib.

Madaxtooyada wararka aan ka heleymo ayaa sheegaya in wariyaasha loo yeeray si loo shaaciye dib u dhaca doorashada oo mar kale la sheegay in laga dhigay 19ka bishaan.

Hore ayaa sddex jeer dib loo soo dhigay waxayna markaan ay noqoneysaa markii 4aad oo dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed.

Balantii koowaad ee Doorashada 17-kii Bishii la soo dhaafay

Balantii labaad Doorashada 28-kii Bishii la soo dhaafay

Balantii Saddexaad Doorashada 5-Bishan

Balanta Afaraad oo ah 19-ka December inay dhaceyso Doorashada.

Guddiga Doorashada ayaa soo bandhigay sababo kala duwan oo lagu saleeyay dib u dhaca Doorashada.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.