Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso:- Heshiiskii ay ku gaareen Jigjiga Beelihii ku dagaalamay Gobolka Sool

Waxbyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobalka Sool ayaa heshiis ku gaareen Jigjiga ee Dowlad Deegaanka.

Deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool dhanacyadii isku hayay ayaa balan ku qaaday in mar dambe uusan soo laaban doonin dagaal uu ka dhaco Gobalkaasi.

Waxbyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

Halkan ka Akhriso

Leave A Reply

Your email address will not be published.