Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Somaliland diyaar ma u tahay in ay wada hadal la gasho Soomaaliya?

Dhowr jeer ayay aheyd markii shir lagu wadahadal siinayo Soomaaliya iyo Soomaaliland uu ka dhacay Dalal badan oo saaxibo la ah Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud oo la hadlay VOA-da ayaa waxaa ay ka hadlay wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland oo mudo badan hakad galay.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliland ay diyaar u tahay in la bilaabo wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Sidoo kale Wasiirka ayaa xusay in mar walba soomaaliland ay soo dhaweynayso cidkasta oo Waan waan ka galaysa wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Dhowr jeer ayay aheyd markii shir lagu wadahadal siinayo Soomaaliya iyo Soomaaliland uu ka dhacay Dalal badan oo saaxibo la ah Soomaaliya.

Leave A Reply

Your email address will not be published.