Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Aqalka Sarre Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa u
hambalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka Puntland.

Mudane Cabdi Xaashi ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland
Cabdikariim Maxamed Axmed,waxa uuna u rajeeyey guul sidoo kale Allah ayuu ugu baryey in uu
si nabada uu xilkiisa ku dhameysto.

Cabdikariim ayaa maanto loo doortay Gudoomiyaha Golaha wakiilada Maamulka Puntland ka dib
markii uu heley 43 Cod oo kamida codadkii la dhiibtay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.