Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Deg deg Madaxweynaha Puntland oo la doortay

Maddaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa loo doortay  Saciid C/llaahi Deni 35 Cod ayuu helay ,halka  Jeneraal Asad Cusmaan C/llaahi uu keensaday 31 Cod.

Saciid Dani waa nin Ganacsade ah sidoo kale dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud kasoo noqday Wasiirka Qorsheynta.

Natiijooyinka labada wareeg la kala helay Doorashada Puntland. Wareegga 1aad:
Dani: 20 cod
Asad: 17 cod
Faarax: 9 cod
Gaas: 8 cod
Jabiye: 7 cod
Cali Ciise: 1
Cali Xaaji: 1
Gen. Moorgan: 1
Shoortaayo: 1

•Najiijada wareegga 2aadna waa:

•Asad Cismaan Cabdullahi: 30 cod
•Siciid Cabdullahi Deni: 29 cod
•Faarax Cali Shire: 7 cod

•Natiijada wareegga 3aadna waa:

•Siciid Cabdullahi Deni: 35 cod
•Asad Cismaan Cabdullahi: 31 cod

Sidaa darteed, waxa Madax-weynaha 5 sanno soo socata ee Puntland loo doortay Md. Saciid Cabdullahi Deni.

Leave A Reply

Your email address will not be published.