Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Akhriso Kulanka xasaasiga ah ee Golaha guurtida Somaliland ay yeelanayaan

Wararka qaar ayaa sheegaya in  kulanka  Golaha Guurtidda la iskugu yeeray ka dambeeyey waraaq uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u qoray Golaha Guurtidda inay waajibaadkooda ka gutaan doorashadii isku lammaaneyd ee Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dib u dhacday.

Garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in maanta Golaha guurtida Somaliland ay kulan aan caadi aheyn ay ku leeyihiin Magaalada Hargeysa.

Kulanka ayaa looga hadlayaa dib-u-dhaca doorashada Iyo Muddo Kordhin ay Sameeyaan Golaha Guurtidda ee Soomaaliland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in  kulanka  Golaha Guurtidda la iskugu yeeray ka dambeeyey waraaq uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u qoray Golaha Guurtidda inay waajibaadkooda ka gutaan doorashadii isku lammaaneyd ee Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee dib u dhacday.

Halkaan Ka Akhriso

Leave A Reply

Your email address will not be published.