Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay wax ka badalka xeerka hanti dhowrka guud ee Qaranka

Wuxuuna imanayaa go’aankan xilli ay isa soo tarayeen wararka sheegaya in Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya loo magacaabi doono Ajinabi howlgab ah oo u dhashay dalka Ingiriiska.

Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedelka xeerka hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Mudaneyaal gaaraya 163 xildhibaan ayaa ogolaaday in wax laga badelo xeerka jalka ay diideen 13 xildhibaan in badel lagu sameeyo xeerka mana jirto cid ka aamusay.

Maxamed Mursal Guddoomiyaha golaha shacabka mudane ayaa sheegay inuu ansax yahay wax ka bedelka lagu sameeyay hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Leave A Reply

Your email address will not be published.