Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Donald Trump oo laga celin la’yahay cunista malaayga iyo digniino la siisay oo uu jabiyay

Kaaliyeyaasha Aqalka Cad  ee Mareykanka ayaa Wakaalada Wararka ee Reuters u sheegay  in madaxweynaha Mareykanka uu bilaabay cnista kalluun xad dhaaf ah oo aan horay looga baran.

Donald Trump, ayaa la sheegay inuu sidaan sameeynayo xilli ay jiraan cadaadis xoogan oo lagu saarayay inuu dhimo  ayadoo ay 4.5kg oo miisaan ah taasoo aan la ogeyn inuu dhimay iyo in ayuu cayilay.

Afhayeen ka tirsan Aqalka Cad, Hogan Gidley, waxaa uu sheegay in Mr Trump uu qirtay in aanu raacin hab nololeedka cuntooyinka loogu tala galay iyo in aanu samayn jimicsigii loo qorsheeyey.

Majirto faahfaahin intaas dheer oo laga soo saaray caafimaadka madaxweynaha.

Leave A Reply

Your email address will not be published.