Shaqsiyaad Soomaali ah oo abaal Marin lagu Siiyey magaalo ka tirsan Mareykanka
Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka waxa xalay lagu qabtey xaflad abaalmarino lagu gudoonsiinayey shakhsiyaad ka mida Soomalida gobolka Ohio kuwaasi oo horumar ka sameeyey dhinacyo badan.
Munaasabadaas iyo dadka abaalmarinada la siiyey ayey Weriya VOA Falastin Ahmed iman ka wareysatey Farhan Jeyte Cali Dhuux oo ka mida qaban qaabiyayaasha.