Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

USA: Macalimiinta Iskoolada dowladda ee magaalada Denver oo shaqo joojin Sameynaya

Denver: Macalimiinta wax ka dhiga Iskoolada dowladdu maamusho ee  magaalada Denver, ayaa qorsheynaya in maanta oo isniin ah ay sameeyaan shaqo joojin ay horey ugu dhawaaqeen.

Tiro ka mid ah macalimiintaan oo isku soo baxay, ayaa sheegay in talaabadaan ay qaadayaan ay jawaab u tahay ka gaabinta la xiriirta kordhinta dakhliga soo gala oo ay dowlada ka doonayeen.

Sannadii 1999 ayaa denver lagu  meelmariyey nidaam magdhow lagu siinayo macalimiinta xirfadleyaasha ah ee aan helin mushaaraadka u qalma, hase ahaatee waxaa muuqanaya is faham daro u dhaxeysa macalimiinta iyo maamulka Iskoolada Magaaladaas.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.