Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Sidee 2 sanno ka dib Minnesota Looga Arkaa Xukuumadda Farmaajo?

Waxaa gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu qabtay munaasibad lagu soo dhoweeyay Waxqabadka Xukuumadda Somalia, oo laba sanno Jirsatay.

Masuuliyiin ka tirsan Dawladda ayaa khadkaTaleefanka uga qayb galay Munaasibada, sidoo kale waxaa taageero loogu muujiyey Ciidamada Xooga dalka oo Duruufo adag ku shaqeeya.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.