Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

shil gaari oo ka dhacay Duleedka Magaalada Gaalkacyo

Inta la ogyahay 10 qof ayaa ku dhawaacmay  oo dhamaantoodi ahaa culumadii saarnaa gaariga, waxaana dhaawacooda loo qaaday isbitaalka Magaalada Gaalkacyo oo Xilligan lagu dabiibayo.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Gobalka Mudug waxaa halkaasi ka dhacay shil gaari meel aan ka fogeyn Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolkaasi.

Shilka oo gaari ahaa ayaa la sheegay inuu ka dhacay inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Gaalkacyo, wararka ayaa intaasi ku dareysa inuu khasaaro ka dhashay shilkaasi.

Gaariga rogmaday ayaa waxaa saarnaa  Culuma’udiin,  waxaa uuna gaarigu ku rogmaday deegaanka Sedex-higlo ee gobalka Mudug, waxaana waqtigaasi la sheegay in ay ku sii jeedeen Magaalada Gaalkacyo, sida uu soo sheegayo wariyaha KNN ee Gobalka Mudug.

Inta la ogyahay 10 qof ayaa ku dhawaacmay  oo dhamaantoodi ahaa culumadii saarnaa gaariga, waxaana dhaawacooda loo qaaday isbitaalka Magaalada Gaalkacyo oo Xilligan lagu dabiibayo.

Leave A Reply

Your email address will not be published.