Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

RW. Khayre oo u dalxiis tagay deegaanka Goobwayn (Video)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Booqasho ku tagay Deegaanka Goobwayn ee ku yaala Duleedka magaalada Kismaayo.

Khayre iyo Wafdigiisa ayaa kormeer ku soo maray Qaybaha kala duwan ee Deegaankan Dalxiiska ku waanaagsan.

Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyey Bilicda iyo Horumarka deegaankaas, Wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in la maalgashado dalka si loo soo Celiyo Quruxdii iyo Kobicii dhaqaallaha ee dalka.

Deegaanka Goobwayn ayaa ka mid ah meelaha ugu Qurxoon dalka, Islamarkaana Cimilada wanaagsan Iyadoo ah Halka Biyaha Webigga Jubba Uga darsamaan Baddwaynta Hindiya.

 

 

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.