Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

{SAWIRADA} Nalalka cadceeda ku shaqeeyo oo laga hirgiliyay Dagmada Bullo burte ee Gobolka Hiiraan

Hir gilinta Mashruuca nalalka cadceeda ku shaqeeyo ayaa waxaa iska kaashaday  sanduuqa xasilinta Soomaaliya  iyo Dowlad goboedka hirshabelle .
Gudoomiyaha Dagmada Bullo burte Cabdi Casiis Cabdule Duuroow iyo Duqa dagmada Maxamed Cawaale gor gorshe ayaa siwada jir ah uga qeyb gaay xaflad lagu surayay baalahii ugu horeyay ee laga hirgaliyo wadooyinka Dagmada Bullo burte.
Qeybaha Bulshada ku nool dagmada Bullo burte ayaa so dhaweyay Hirgilinta  nalalka cad ceeda ku shaqeeyo wxana ay ku tilmaameen Taloobo dhinaca horumarka iyo nabad galyada looqaaday,
Waa markii ugu horeysay oo laga hirgiliyay  nalalka cad ceeda ku shaqeeyo dagmada Bullo burte ee Gobolka Hiiraan.

Leave A Reply

Your email address will not be published.