Publisher is the useful and powerful WordPress Newspaper , Magazine and Blog theme with great attention to details, incredible features...

Qaar ka Mid ah Haweenka Minnesota oo Taageerada Donald Trump u Dibadbaxay

Haween Taageersan Madaxweynaha oo isu soo baxay

Qaar ka mid ah haweenka Minnesota ee taageersan madaxweyne Donald Trump ayaa maanta isugu baxay si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan madaxweynaha Mareykanka.

urur deegaanka ah oo la yiraahdo Dhaqdhaqaaqa Trump 2020 ayaa qabanqaabiyey in ay isu soo baxaan haweenka taageersan madaxweynaha Mareykanka. Haweenka n oo isugu soo baxay St. Luis Park ee Minnesota. Haweenkan oo aan ahayn kuwo aad u badan ayaa ku qaylinayey madaxweyne Trump 2020. Qaar ka mid ah haweenka oo warbaahinta la hadleyna waxa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin shaqo abuurista uu madaxweynuhu u sameeyey dumarka Minnesota iyo guud ahaan dalkaba.

Dibadbaxan ayaa waxa qabanaqaabeyey urur maxali ah balse dhaqaale ka helay urur kale oo ka shaqeynayo ololaha doorashada madaxweynimada Mareykan ee 2020 si Donald trump dib loogu soo doorto.

 

Leave A Reply

Your email address will not be published.